Nin iska dhigi jiray sarkaal si uu kaga yaabsado gabdhaha oo fashilmay!

 Nin Shiinaha u dhashay ayaa wajahaya xabsi ka gadaal markii la ogaaday inuu iska dhigayay sarkaal boolis muddo badan si uu uga yaabsado gabdhaha xaafadda. Toddobaadkii hore, booliska ayaa baahiyay warbixin ku saabsan raadgurka nin sarkaal ahaan iskaga dhigayay dadweynaha muddo badan. Ninka oo magaciisa lagu soo koobay ‘Zhu’,wuxuu si xeeladaysan u sameystay kaar ciidan … Continue reading Nin iska dhigi jiray sarkaal si uu kaga yaabsado gabdhaha oo fashilmay!